You are here: HomeS/OgadenWargayska Toronto Star oo Wax Ka Qoray Bashiir Makhtal

Wargayska Toronto Star oo Wax Ka Qoray Bashiir Makhtal

Published in S/Ogaadeenya Friday, 28 December 2012 00:44

AM.27-12-12, Wargaysaka caanka ah ee Toronto Star oo ka soo baxa magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa cadadkiisii maanta xog dheer ka qoray Bashiir Axmed Makhtal oo mudo lix sanadood ah ku xidhan jeel ku yaala magaalada Addis abeba ee dalka Ethiopia.Wargayska ayaa xogtiisa ku soo bandhigay xog waran cusub oo uu ku sheegay in ay wada hadalo aan la shaacin u dhaxeeyaan wazaaradda arimaha dibadda ee dalka Canada iyo dawladda Ethiopia,wargayska ayaa sheegay in ay suurto gal noqon karto in Bashiir Makhtal lagu soo wareejiyo dalka Canada oo uu dhalashadiisa haysto.

  Xogta wargayska hoos ka akhri

Leave a comment

Copyright © 2014 Abyan Media. All Rights Reserved.