Muuqaalka Maanta

You are here: HomeWar Xiiso Leh
  Dagaalyahannada  muddada dheer Dagaalka kula soo jirey Dawladda Ethiopia ee  ONLF, ayaa sheegtay inay Qudha ka jareen Ciidamo tiro  badan oo ka tirsan kuwa Ethiopia.     Dagaalyahanada  oo  si gaar ah uga dagaallama Gobollada Dawlad-deegaanka soomalidu ka Degto Ehiopia, ayaa sheegtay inay ugu yaraan 70-Askari oo Ethiopian ah  ku dileen Deegaanada soomaalidu degto dagaalo  Toddobaadkan ka dhacay.     Maxamed Cabdulaahi Sooc oo ah sarkaal u hadlay jabhada ONLF ayaa sheegay inay dileen…
Abyanmedia (Jigjiga) Kulan ay qaar ka mid ah culimaa'udiinka Soomaalidu ku yeelatay caasimadda DDSI ee jigjiga ayaa lagu lafo guray sida uugu haboon ee loo cirib tiri karo la shabaab oo ka dagaalanta koonfurta Somalia.   Kulanka ay culimada Soomaaliyeed  yeesheen ayaa ah kii uugu horeeyay ee nooceesa ah waxaana madasha shirka culimadu uuga dhawaaqday in ay diintu raali ka tahay la dagaalanka al shabaab,sababtuna tahay dhibka dhamashada iyo barakicintaba leh ee ay la shabaab…
Dagaal maalmo socday oo u dhexmaray ciidamada gaarka ah ee DDSI "Liyo- Police"iyo al shabaab ayaa la sheegay in jab aan horay u soo marin ciidamada al shabaab kala kulmeen ciidamada gaarka ah ee dawladda deegaanka Soomaalida Itobiya.  
(Abyanmedia) Sida uu maanta qoray wargayska Standerd ee ka soo baxa dalka Kenya waxaa xabsiga loo taxaabay laba ka mid ah ciidamada Booliska ee dalka Kenya oo lagu soo eedeeyay in ay qayb ka ahaayeen af-duubkii loo gaystay Sulub Axmed iyo Cali Xuseen "Cali dheere"oo ka mid ahaa saraakiisha jabhadda ONLF ee ka dagaalanta gudaha dalka S/Ogaadeeniya.   Saraakiisha ONLF ee laga afduubay gudaha magaalada Nairobi 26-01-2014, xili ay ku sugnaayeen makhaayadda caanaka ah ee…
Bayaan ay Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya ka soo saartay riwaayadda ay xukuumadda Itobiya warinayso ee ah inay xidhay xadka u dhexeeya labada dale e Somaliya iyo Itobiya ayay ku sheegtay JWXO inuu yahay been la dhoodhoobay si loogu qariyo ololeha balaadhan ee Itobiya ay ku qaaday dadweynaha rayadka ah ee Ogadenya oo isugu jira dilka, xabsiga, kufsiga iyo barakicinta. (Riix) Ujeedada ay Itobiya ugu qaaday ololahan cadaadiska ah iyo beentan aan jirin ee ah Shabaabka ayaa…
Waxaa todobaadkii la soo dhaafay wakaaladaha wararka caalamka soo gaadhay war cinwaan looga dhigay (Threat of violence ignored as Africa Oil pushes intoEthiopia) oo macnaheedu yahay in Shirkadda Africa Oil iska-indha tirayso digniintii la siiyay shirkadaha oy doonayso inay xoog ku gasho Itobiya. Ugu horeyn waa nasiibdarro in shirkada Africa Oil u badheedho arintaa oy iska indha tirto khatarta ka jirta Ogadenya iyo digniintii ay Jabahdda Wadaniga Xoreynta Ogadenya u gudbisay. Digniinta ONLF macnaheedu ma’ahayn…
Copyright © 2014 Abyan Media. All Rights Reserved.