You are here: HomeS/Ogaden
Haayada caalamiga ah ee Amnesty International oo ah haayad u dooda Xuquuqul insaanka ayaa soo saartay warbixin aad u dheer oo ay kaga waramayso sanadkii 2012 illaa sanadka 2013 waxyeelada ay gumeysiga ethiopia u geysato shucuubta ku hoos jirta gumeysiga Woyanaha. Amnesty International ayaa Warbixintan ku sheegtay in dhulka Ethiopia ay ka socdaan daggaalo xoogan oo u dhexeeya ciidanka dowlada Ethiopia iyo mucaarad badan oo kasoo horjeeda taliskaas. goobaha daggaalku ka socdo ayay Amnesty International…
BBC Hard talk ugu diriin fariin Emailka ah: This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.  si ay u weydiyaan US Secretary John Kerry.  xoghayaha arimaha dibadda  Wadanka mareykanka John Kerry ayaa socdaal ku tagi doona Xaqrunta Midowga Afrika ee ku taala magaalada Addis Ababa, isaga oo ka qeyb qaadan doona xuska sanad guurada 50aad ee midowga Afrika. John Kerry waxaa socdaalkan ku la kulmi doonaa Wariyaha BBC Saynab Qardaawi oo wareysi la yeelan doonta John Kerry, wareysigaas oo laga daawan doono Barnaamijka…
Ururka Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ayaa wuxuu toddobaadkan qabanayaa shir weynihii sannadka oo lagu qabanayo magaalada San Diego ee gobolka California iyada oo uu si toos u furmi doono haddii alle idmo May 22keeda. Shirkan ayaa waxaa la rejeynayaa iney kasoo qayb-galaan in kabadan 100 qof oo isugu jira xubno iyo marti sharaf ka kala imanaya dunida dacaladeeda. In kastoo la rajeynayo iney xubnaha badankoodu iman doonaan ayaamaha soo socda, haddana waxaa baryahan magaalada…
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhadda ONLF ayaa sheegaya dagaalo ka dhacay deegano kamid ah dalka Ogaadeeniya ee ay Ethiopia gumaysato,dagaaladaasi oo lagaga xoraynayo gumaysiga Ethiopia dalka Ogaadeeiya ayaa udhacay sidatan. Dagaal xoogan oo u dhexeeyey ciidamada jabhadda ONLF iyo Askarta dawladda Ethiopoa  oo ka dhacay  03/05/2013 deegaanka Dibiraweyne oo Dhagaxbuur katirsan ayaa waxaa Askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 10 Askari waxaana lagaga dhaawacay 12 kale Kamiin ay ka…
Waxaa habeen dhawayd lagaga Caweeyay Magaalada Nairobi  ee Caasimada Wadanka Kenya Bandhig faneed loogu  Magac daray Habaynka Ogaadeniya Bandhigan oo ay sooqabanqaabiyeen Jaaliyada Somaalida Ogaadeniya ee  Wadanka kenya iyo Ururka Dhalinyarada ayaa waxaa kasoo qayb galay Boqolaalan isugu jira S/ogaadeniya iyo Soomaaliwayn waxaa  bandhig faneedka lagu furay Heesta  Calanka Soomaalida Ogaadeeniya kadib waxaa lagu soo dhaweeyaay sh/cabdulaahi baxar  oo isagu umahad celiyay  bulshadii meesha soocamirtay Baxar ayaa carabka kudhuftay in uu guulaystay Halganka Ogaadeniya Ethiopiana…
Copyright © 2013 Abyan Media. All Rights Reserved.