You are here: HomeSuugaan
Fanaanada Sahruuja ee dhawaan ku soo biirtay fanka banaadiriga ayaa u muuqata mid u dib usoo nooleyneysa xiisihii lagu yaqaanay heesihii banaadiriga ee jaceylka iyo daadiskaba lahaa, iyadoo dhawaan heeso banaadiri ah oo isdaba joog ah soo qaaday. Sahruuja ayaa soo saartay heesta cusub ee Meermeertoy oo ereyadeedu uu sameeyey abwaan Maxamed Tanzaniya, waxaana ku laran ciyaar aad u wanaagsan,iyadoo laga dareemaayo musiga iyo cayaartuba iney isla socdaan iyo hanaanka jiibinta heesta.islamarkaana ay soo bandhigtay…
Copyright © 2013 Abyan Media. All Rights Reserved.