Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka Somaliland. Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka Somaliland, iyadoona Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay Maamulka Somaliland ula dhaqanto si aan waafaqsaneyn Nidaamka iyo Heshiisyadda labada Dowladood ay…