Ka dib Markii Saaka dhawac loo geystey Yaasiin Nuur Radaar oo ka mid ah Masuuliyiinta Dowlada Jubaland kaasoo dhawiciisu uusan sahlnyn isla markaasn lagu daweynayo Isbitaalka Amisom ee Garoonka Diyaaradaha, hdana guud ahaan Magaaadu waa Xasiloontahay. Mid ka mid ah Msuuliyiinta Maglada oo an goor dhaweyd la xiriirney wuxuu yiri” aad iyo aad by Mgaladu u degantahay, Radaar cida weerark iyo dhawaca u geysatay waa la yaqaan, waa maleeshiyo la ogsoon yahay magacyadooda, Madaxweyne…