You are here: HomeIidheh
Waxaa dad weynaha shartafta leh ee aaminsan midnimada umadda soomaaliyeed iyo dhamaan jaaliyaddaha maamulada Khaatumo State, Awdal State iyo Maakhir State ee ku dhaqan wadanka imaaraadka carabta gaar ahaan magaalada Shaariqa lala socodsiinayaa in ay kasoo qeyb galaan xaflad lagu taageerayo midnimada umadda Soomaaliyeed hadaba waxaa laga codsanayaa dad weynaha Soomaaliyeed ee jecel midnimada iyo horumarka umadda Soomaaliyeed in ay ka soo qeyb galaan xafladaas aadka u qiimha iyo qaayaha badan.   Waxaana halkaas lagu…

OGAYSIIS, OGAYSIIS

Written by Monday, 25 March 2013 19:50
Waxaa  la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa  Gaar ahaan Xubnaha Ku sugan  Nawaaxiga  magaalooyinka Johannesburg, Pretoria  iyo agagaarka Gobolka  Gauteng  inuu  jirro  Shirweynihii Sanadlaha ahaa  ee Faraca gobolka  Gauteng  oo  ka dhacaaya  magaala madaxda wadanka  South Africa ee Pretoria  Waxaa loogu  baaqayaa dhamaan Xubnaha  Jaaliyadda  ee ku Sugan  gobolka  Gauteng inay ka soo qayb galaan Shirweynaha Faraca Gobolka Gauteng  Shirkan ayaa  ka dhicidoona  Hadii Eebe idmo  Caasimada  Wadanka South Africa ee  Pretoria …
Copyright © 2013 Abyan Media. All Rights Reserved.