Intiinii akhridday waxaan dhawaan idiin soo gudbinay war bixin dheer iyo xo...
Haayada caalamiga ah ee Amnesty International oo ah haayad u dooda Xuquuqul...
On 25 May 2013, African “countries” will be celebrating the fifth anniversa...
Magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa ku shiray Wasiiradda ar...
Intiinii akhridday waxaan dhawaan idiin soo gudbinay war bixin dheer iyo xog ku saabsanayd...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Xubnaha Jaaliyadda Ogadeniya ee Koonfur Africa Gaar ahaan Xubnaha Ku sugan Nawaaxiga magaalooyinka Johanne...
Waxaa dad weynaha shartafta leh ee aaminsan midnimada umadda soomaaliyeed iyo dhamaan jaaliyaddaha maamulada Khaatumo State, Awdal State iyo...
Intiinii akhridday waxaan dhawaan idiin soo gudbinay war bixin dheer...
Magaalada Addis Ababa ee xarunta Ethiopia ayaa waxa ku shira...
On 25 May 2013, African “countries” will be celebrating the ...
Haayada caalamiga ah ee Amnesty International oo ah haayad u...
AM.31-12-12, Madaxwaynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa sheegay in uu ku dhaqmayo dastuurka e uu san marna dalban wakhti kordhin sanad ah.Madaxwaynaha oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee BBC ayaa intaas raaciyay in dastuurka Puntland oo ah mid xukuumadii ka horaysay samaysay ogolyahay in madaxwaynahu xilka hayn karo mudo shan sano ah.
Marnaba ma dalban mudo la ii kordhiyo ayuu sii dabadhigay waraysiga BBCda,Dadka diidan sida dastuurku qabo waa kuwo ka shaqaynaya dhibaataynta Puntland,waxyna ku socdaan fikrado ka baxsan Puntlan.Maxadxwaynaha Puntland ma cadaynin cida uu kawado meelaha ka baxsan Puntlan.
deegaanada Puntland ayaa laga dareemayaa isaf-garan waa ku wajahan siyaasada iyo hogaanka maamul goboleedka Puntland.Tanina waxay imanaysaa xili ay soo dhawaatay wakhtigii doorashooyinka Puntland. Waxaa siibadanaya dadka iyagu ka soo horjeeda sii joogintaanka madaxwayne Faroole oo lagu bartay hadalo cad cad oo ku wajahan siyaasadda murugsan ee dalka Soomaaliya.Aqoon yahanka siyaasada Soomaalida ayaa qaba in koonfurta Somalia laga jecel yahay in Faroole ka dago xilka uu ka hayo dawlad goboleedka Puntland iyo in laga waayo guud ahaan siyaasada Somalia.