You are here: HomeCaalamka
Kulan aad u balaaran oo lagu qabtay Hotel ka caalamiga ah Crown Plaza ee galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa aad loogu dhaliilay siyaasadda dawladda Somalia ee ku wajahan arimaha dibadda iyo gudahaba.   Kulankan waxaa soo qaban-qaabiyay aqoonyahanka iyo wax garadka iyo aqoonyahanka ka soo jeeda gobolada Puntland,Khatumo,Awdal iyo Makhir,waxaana ka soo qayb-galay dad-wayne ka kala yimid qaybaha bulshada ee Soomaalida ku dhaqan magaalada Toronto ee dalka Canada.   Waxaa xafladda ka hadlay…
Sida uu tabinayo iminka Tvga caalamiga ah ee CNN laba qarax ayaa ka dhacay meesha uu ku dhamaaday orodka marathon oo maanta ka dhacayay magaalada Boston ee dalka Maraykanka,ilaa iyo laba qof oo dhimasha ah iyo dhaawac dhan ilaa iyo 22 ayaa la sheegayaa in uu gaystay qaraxani.   Wali ma cadda cidda ma suuliyadda qaraxani leh,waxii ka soo baxa waxaad ku maqli doontaa wararkanaga qaraxan ku saabsan.
Wargeyska todobaadlaha ah, The Reporter, ee ka soo baxa Itoobiya ayaa xogo dheeraad ah ka bixiyey sababtii kaliftay in Itoobiya cilaaqaadka u gooyso dalka Qatar 2008-dii.     Waxaa xusid mudan in wafdii oo hogaaminayo amiirka dalka Qatar uu todbaadkan booqasho ku yimid Itoobiya isaga oo la kulmay masuuliyiin sarsare oo ka socda Itoobiya. Labada dhinac ayaa kala saxeexday heshiis 6 qodob ah oo u badan dhanka ganacsiga, dalxiiska iyo maalgashiga. Warar aan si madaxbanaan loo…
Wasiirada Arimaha Debada Wadamada warshadaha Ku Hurumaray Ayaa Kulan Ay ka Yeesheenh Arimaha soomaaliya waxay warbixin ka Soo sareen Mudada Dowlada faderalka Soomalaiya Guulaha Ay ka gadhey Iyo Hurumarka Dhinacyada Badan leh Ee Ay Ku talab satay Iyagoona tageero u8gu yaboohay dowlada Soomaaliya. Wasiirada wadamada G”8 Ayaa Kulankani waxay Ku Soo Dhaweeyeen guulaha Wax Ku Oolka Ah Ee Dowlada Faderalka Soomalaiya Ka gadhey Dhianacyada Amaanka,Xuquq Bini’adanimada Iyo Horumarinta cadalada Iyo garsoorka Ee Dowlada Mudada Kooban…
Copyright © 2013 Abyan Media. All Rights Reserved.