Kulan aad u balaaran oo lagu qabtay Hotel ka caalamiga ah Crown Plaza ee galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa aad loogu dhaliilay siyaasadda dawladda Somalia ee ku wajahan arimaha dibadda iyo gudahaba. Kulankan waxaa soo qaban-qaabiyay aqoonyahanka iyo wax garadka iyo aqoonyahanka ka soo jeeda gobolada Puntland,Khatumo,Awdal iyo Makhir,waxaana ka soo qayb-galay dad-wayne ka kala yimid qaybaha bulshada ee Soomaalida ku dhaqan magaalada Toronto ee dalka Canada. Waxaa xafladda ka hadlay…