AM. 28-12-12 Ha'yada dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn e Medecins Sans Frontieres ayaa ayaa maanta warsaxaafadeed ay soo saartay ku dhaliishay go'aankii dawladda Kenya ee ahaa in qaxootiga dalkeeda ku sugan dhamaan ku xeroodo xerada qaxootiga ee Dha-dhaab ee waqooyiga Kenya.
Ha'yadu waxay aad uuga dayrisay xaalada xerada qaxootiga ee Dha-dhaab ee xiligan oo ay aad uuga dayrisay.

