You are here: HomeAM RadioRadio Abyan,oo Waraysi Layeeshay Prof.Mohamed Hassan

Radio Abyan,oo Waraysi Layeeshay Prof.Mohamed Hassan

Written by  Published in Abyan Media RAdio Sunday, 30 December 2012 23:26

AM. 30-12-12 ,Radio Abyan iyo barnaamijka todobaadka waxaan ku soo qaadanay waraysi dheer oo aan la yeelanay Pof.Mohamed Hassan oo kamid ah aqoon-yahanka s/ogadenia ee ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaan ka warasanay hawlo dib u habayn ah oo iminka ka soconaya xafiiska jaaliyada s/ogadenia ee magaalad Toronto ee dalka Canada oo ay iminka ka soconayaan shaqooyin muhiim ah oo lagu dar dar galinayo hawlaha xafiiska.Xafiiska jaaliyada S/ogadenia ee magaalda Toronto ee dalka Canada ayaa ah xafiis leh diiwaan galin buuxda oo dhinaca dawladda ah,waxaase hakiyay hawlaha xafiiska isqab-qabsi ka dhex dhacay jaaliyadda dhexdeeda oo hakiyay hawlihii xafiisku qaban lahaa.

 

Bahada www.Abyanmedia.com iyo Radio Abyan ayaa idin leh sanad wanaagsan waxaana idiin ciyaarnay heeso aan uugu talagalay soo dhawaynta sanadka cusub oo aan rajaynayno in uu noqdo sanadkii S/Ogadenia reer yada gumaysiga tuuri lahayd.guud ahaan umadda Soomaaliyeed ayaan khayr u rajaynay.

Leave a comment

Copyright © 2014 Abyan Media. All Rights Reserved.