AM.17-12-12 Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye oo ka mid ah xildhibaanada dalka Somalia ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Radiyo Abyan.
Xildhibaanku waxuu aad uuga waramay xaaladda dhabta ah ee dalka Somalia xaga nabad galyada siyaasadda iyo arimaha bulshada , waxuu kale oo aad xildhibaan Mohamded Ismaaciil Shuuriye aad uugu dheeraaday xaaladda dawlad u samaynta ee gobolada Jubooyinka iyo Gedo.Xildhibaanka ayaa fariin ku wajahan waxyaabaha looga baahan yahay qurba-joogta Somalia u marsiiyay Radio Abay.

