You are here: HomeAM RadioTodobaadka iyo Radio Abyan

Todobaadka iyo Radio Abyan

Written by  Published in Abyan Media RAdio Monday, 03 December 2012 18:43

AM.03-12-2012,Barnaamijka todobaadka iyo Radio Abyan waxaan ku soo qaadanay xarunta qaramada midoobay ee Geneva oo ururka UNPO shir uugu soo dhamaaday iyo  shirkaas oo aad loogaga hadlay dhibaatada iyo xaaldda qalafsan ee s/ogadenia ka jirta.

 

Wafti balaaran oo uu hogaaminayo waziirka wazaaradda gaashaan-dhiga ee dalka Jabuuti oo booqday G/hiiraan ee dalka Somalia.

 

Qaraxii hotel shamow oo baroor-diiq Somalia looga sameeyay iyo sugaan halgameed ku wajahan halganka hubaysan ee jwxo hogaaminayso

Leave a comment

« November 2014 »
Mon Tue Wed Thu Fri Sat Sun
          1 2
3 4 5 6 7 8 9
10 11 12 13 14 15 16
17 18 19 20 21 22 23
24 25 26 27 28 29 30

Who is Online

We have 148 guests and no members online
Copyright © 2014 Abyan Media. All Rights Reserved.