You are here: HomeAM RadioTodobaadka iyo Radio Abyan

Todobaadka iyo Radio Abyan

Written by  Published in Abyan Media RAdio Monday, 19 November 2012 20:59

AM.19-11-2012 Waxaad ku soo dhawaataan barnaamijka todobaadka iyo Radio Abyan.Waxaan barnaamijka maanta ku maqli doontaan xaaladda nabad galyo ee magaalda Gaarisa ee gobolka waqooyi bari ee dalka kenya oo ah maanta qasan ka dib markii lagu dilay magaaladaas saddex ka mid ah ciidamada nabad galyoada ee dalka Kenaya.

dawladda Puntland ayaa gacanta ku dhigtay koox argagixisa ah oo ka tirsan kooxda Al shabaab ee mayalka adag.dhainaca kalena waxaa wali soconaya duqaynta Israa'iil ee marinka Qazza.

More in this category: Todobaadka iyo Radio Abyan »

Leave a comment

Copyright © 2014 Abyan Media. All Rights Reserved.